HomeCiyaarahaRasmi: FIFA oo soo saartay shaxda ugu fiican 2025

Rasmi: FIFA oo soo saartay shaxda ugu fiican 2025

XIGASHO LAACIB.NET

Shaxdan ayaa ka koobnayd:

5 ciyaaryahan oo ka socda Paris Saint-Germain

1 ciyaaryahan oo ka socda Real Madrid

2 ciyaaryahan oo ka socda Barcelona

1 ciyaaryahan oo ka socda Chelsea

1 ciyaaryahan oo ka socda Liverpool

1 ciyaaryahan oo ka socda Manchester City

Si kastaba ha ahaatee, shaxda waxaa ka maqnaa qaar ka mid ah ciyaartoy si weyn u iftiimay xilli-ciyaareedkii hore, kuwaas oo ay hoggaaminayaan Raphinha iyo Kylian Mbappé.

Shaxda ugu fiican sanadka 2025:

Goolhaye: Donnarumma

Daafaca:Nuno Mendes, Virgil van Dijk, Bacho, Achraf Hakimi

Khadka dhexe:Pedri, Vitinha, Jude Bellingham, Cole Palmer

Weerarka:Ousmane Dembélé iyo Lamine Yamal

XIGASHO LAACIB.NET 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -