Raysal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, oo magacaabis sameeyey, xilli dalkaasi galay guluf colaadeed:

1.Raysal Wasaare ku-xigeenkiisa, Demokan Mekonan, ayuu sidoo kale u magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibedda.

2.Madaxweynihii Deegaanka Amxaarada, Temesgen Tiruneh, ayuu u magacaabay Taliyaha Sirdoonka Itoobiya. [Goordhweyd ayuu iska casiley iska madaxweynaha].

3.Taliyaha Guud ee Ciidamada Itoobiya ayuu u magacaabay, Birhaanu Juli, Gen. Ababaw Tadesse uu isna u magacaabay Ku-xigeenka Taliyaha Ciidamada.

4.Taliyaha Ciidamada Booliska Itoobiya ayuu u magacaabay, Demelash G. Michae.

Warbaahinta Itoobiya waxay sheegtey in isbeddelkan lagu badbaadinayo dalkaas.

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here