HomeCiyaarahaReal Madrid oo dhamaystirtay saxiixa Marc Cucurella

Real Madrid oo dhamaystirtay saxiixa Marc Cucurella

XIGASHO KOOXDA.COMWararkii ugu dambeeyay waxay sheegayaan in Marc Cucurella uu aad ugu dhow yahay inuu ku biiro Real Madrid kadib Koobka Adduunka 2026.

Suxufiga caanka ah ee Fabrizio Romano ayaa sheegay in Real Madrid ay heshiis afka ah la gaartay Chelsea iyo ciyaaryahanka laftiisa, iyadoo qiimaha lagu qiyaasayo ku dhawaad €40 milyan.

Si kastaba ha ahaatee, heshiiska weli si rasmi ah looma shaacin, waxaana la filayaa in arrimaha ugu dambeeya la dhammeystiro marka uu dhammaado Koobka Adduunka.

Cucurella waa daafac bidix oo 27 jir ah, kana tirsan Chelsea iyo xulka Spain, waxaana loo arkaa mid ka mid ah daafacyada bidix ee ugu fiican adduunka hadda.

XIGASHO KOOXDA.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -