Real Madrid oo u Soo baxday Finalka Champions league ka dib markii ay 3-1 degdega uga badisay Man City oo horay gurigeeda uha badisay 4-3 ; celceliska goolasha oo ay real Madrid ku Soo baxday 6-5 iyo tababaraha Real Madrid Coach Anceloti oo dhigiisa Tababaraha Man City guardiolla ugu quus gooyay waayo aragnimada .

Goolasha waxaa ku hormaray man City oo uu u dhaliyay laacibkooda reer Algeria Mahrez halka goolasha degdega ah ee real Madrid ay u kala dhaliyeen Rodrigo oo u dhashay brazil oo dhaliyay 2 Gool iyo Banzema oo franca ah oo dhaliyay goolkii 3 kaasoo ahaa rigoore loogu quus gooyay waqtigii dheeriga ciyaarta Naadiga Man City

Real Madrid waxa ay finalka Champions league 2021-2022 wajihi doontaa hadii alle.idmo 28 Mey 2022 Naadiga Liverbool oo ay horay iga qaadeen koobkaan 2018

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here