BOORAME (DAYNIIILE.COM)- Kumanaan dad weyne ah ayaa isugu soo baxay Magaalada Boorame ee Maamulka Somaliland kuwaasoo aad u diidan damaca boobka ku dhisan ee Muuse Biixi iyo Abiy Axmed ku doonayaan Badda Somalia.

Shacabkaan ayaa ku qeylinaayay Badda-yaddu iib maaha, Badda-yaddu iib maaha.

Ciidamo Booliiska oo wata dhowr Cabdi-Bille kana amar qaata Maamulka Somaliland ayaa la arkaayay isagoo si degan isaga dhex mushaaxaya shacabka madaama aysan awoodin  inay hor istaagaan kacdoonka shacabka.

Advertisement

Dadka Soomaaliyeed waa dad isku dhig ah aad-na u qalbi wanaagsan marka Somalinimada tagto,hada waxay u muuqaneysaa in Soomaalidu isku aragti  ka yihiin difaaca Hantidooda.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIIILE.COM

Previous articleWasiirkii ugu horeeyay oo Somaliland ka tirsan oo ka hor yimid damaca Itoobiya
Next articleGuddiga racfaanka xiriirka K/cagta oo aqbalay go’aankii sedexda dhibic lagu siiyay Hirshabelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here