Wararka aan saakay ka heleyno deegaano badan oo ka tirsan Puntland ayaa sheegaya in xalay uu roob mahiigaan ah ka da’ay.

Deegaanada uu roobku ka da’ay ayaa ka tirsan Karkaar iyo Nugaal ee Puntland, kuwaas oo qaarkood aysan horay uga di’in roobabkii deyrta, sida ay noo xaqiijiyeen dadka deegaanka.

sidoo kale Gobolka ay Puntand ula baxday Karkaar, gaar ahaan magaalooyin ay ka mid tahay Qardho iyo dhulka ku xeeran, waxaana lasoo sheegayaa in uu gaarsiisanyahay soohdinta u dhexaysa gobollada Sool, Sanaag.

 

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here