Muqdisho (dayniiile.com)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa ku dhawaaqday digniin ku saabsan Roobab waa weyn oo maalmaha soo socda ku soo fool leh Dalka oo dhan sida saadaashu sheegtay.

Hay’adda waxay mar kale uga digeysaa dadka degan biya mareenada iyo wabiyada inay ka fogaadaan goobahaas.

Advertisement

Ku dhawaad 40 ruux ayaa ku dhintay gobolada Dalka iyadoo dadka ugu badana ay ku dhinteen Hiiraan iyo Geddo.

Baardheere iyo Baladweyne waxay noqdeen magaalooyin ay biyuhu go’doomiyeen waxaa baahiyahooda lagu gaarsiiyaa dooman.

May be a graphic of slow loris, map and text

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleDagaal Xooggan oo Alshabaab iyo Kenyaanka ku dhex-maray Nawaaxiga Xerada Dhadhaab
Next articleCali Guud-laawe muxuu ku soo arkay Mahadaay+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here