Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee wasiirka arrimaha dibadda Qatar u qaabilsan dhexdhexaadinta iyo la dagaallanka argagixisada Multaq Alqahtani.

Wararka ayaa sheegaya in ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal, la dagaallanka argagixisada iyo Arrimaha doorashooyinka dalka.

Sidoo kale Eragyayga ayaa shalay booqasho ku yimid magaalada Muqdisho, waxa uuna safarkii ugu horeeyay uu shalay ku tagay magaalada hargaysa, waxa uuna kula kulmay Madaxweynaha maamulkaas Muuse Biixi Cabdi.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here