#DEGDEG: la taliyihii madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo Cabdi Saciid Muuse ayaa loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, waxaana xilkii laga qaaday Wasiirkii Arrimaha Dibadda Maxamed C/risaaq, Halka Wasiir-ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda loo magacaabay mudane Maxamuud Cabdi Xasan (Pekos).

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa isku baddelay labada wasiir ee kala ah:

Maxamed Aadan Macallin (Soomaali) oo loo magacaabay Wasiirka Xannaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa halka
Xuseen Maxamed Sheikh Xuseen (Badni) oo loo magacaabay Wasiirka Howlaha Guud Guriyeynta iyo Dib u dhiska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here