Rugta ganacsiga iyo warshadaha soomaaliyeed adeega caamka ah 100% ayey ka qaadatay.. …

0

Rugta ganacsiga iyo warshadaha soomaaliyeed oo sanadkeedii 9 ku guda jirta waxa ay 100% ka qaadatay adeega bulshada sida horumarka ganacsiga.taakukeynta shacabka iyo ka qeyb qaadashada la tacaalida cudurka saf marka ah ee corona virus kaalinta kaaga aadaneyd…

.. waxaa marag madoonto ah dafiraadna la galin karin sida markasta rugta ganacsigu ugu heelan tahay horumarka wadanka iyo gacansiinta shacabka waxaana sabadkaan 2020 bilihii la soo dhaafay rugtu ku guuleysatay inay kaalinta kaga aadan ka qaataan waajibaadkii adeeg ee laga sugayay iyadoo.madaxda rugtu geed dheer iyo.mid gaaban u koreen in laga wada shaqeeyp maslaxada iyo horumarka wadanka waxaana ka go an dardargalinta horumarka ganacsiga iyo soo celinta bilicsamida..

Waxan u rajeyneynaa madaxda rugta ganacsiga iyo warshadaha soomaliyed oo uu ugu horeeyo gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha soomaaliyeed mudane maxamuud cabdi cali ( gabeyre ) in alle la garab galo howsha caamka ah oo ay wadaan markastana ka qeyb qaataan waxqabadka dalka iyo dadka soomaliyeed ka suayaan taariikhdaana xusi doonta horumarka ay soo kordhisay rugta ganacsiga mudadii ay jirtay

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here