Advertisement
Advertisement
Ruushka ayaa sheegay in uu aad uga walaacsan yahay
“Waxaan ku boorineynaa dhinacyada isku haya colaadda inay muujiyaan rabitaan siyaasadeed iyo xakameyn iyo inay qaadaan tillaabooyin degdeg ah oo ku aaddan xabbad-joojin,” ayay wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ku sheegtay hadal ay ku baaqday wada-xaajood.
Ruushka ayaa sheegay in safaaradooda caasimadda Khartoum ay sii wadato shaqadeeda, iyadoo la qaadayo tallaabooyin amni. Ma jiro muwaadiniin Ruush ah oo wax ku noqday iskahorimaadyada ka socda waddanka Afrika, ayay tidhi
Advertisement



