RW Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay goor dhaw Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika Mr. Keith Hansen iyo wefdi uu hoggaaminayo, iyagoo ka wada hadley mashaariicda horumarineed ee Bangiga Adduunku ka fuliyo Soomaaliya iyo kuwa qorsheysan.

Ag. Bangiga Aduunka ee geeska Afrika ayaa si cad ugu sheegay Rooble hadii aan ladhamaystirin doorashada dalka inta kadhiman sanadkan, in ay joojin doonaan mashaariicda ay Soomaaliya kafuliyaan.

Kulankan ayaa umuuqday cadaadis kale oo ay Beesha caalamka ku saarayso Soomaalida inay dag dag udhamaystiraan doorashooyinka

Maraykanka iyo dawladaha kale ee taageera soomaaliya ayaa horay uga dalbaday dawlada federaalka iyo maamullada dalka in doorashada lagu soo gaba gabeeyo ilaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here