Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Xamse Cabdi Barre oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mudane Saalax Jaamac iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yusuf Xuseen Jimcaale ayaa u ambabaxay magaalada Baydhabo oo ay kaga qayb galayaan shirka Golaha Wadataashiga Qaranka.
Shirka ayaa ka furmi doono maalinta berito ah Magaalada Baydhabo waxaa la ogeyn in qayb ka yihiin Maamulka Puntulaand maadama wali la xalin tabashadooda waxaan shirka sii furi doono Raisul Wasaare Xamza
Advertisement