Kismaayo (dayniiile.com)-Madaxweynaha Maamulka Jubaland iyo xubno ka tirsan Hay’ada Qamada Midoobe ayaa maanta booqday deegaano ka tirsan Gobolada Jubooyinka halkaasoo dadkii deganaa badankood uga barakaceen roobabka Elnino iyo fatahaada wabiyada.

Madaxweyne Axmed Madoobe wuxuu la kulmay qaar ka mida qoysaska degan goobaha biyihu harqiyeen xili dadkaasi dalbanayeen in la caawiyo.

Advertisement

dhanka kale Maamulka ayaa soo bandhigay Sawirro muujinaya saamaynta ay yeesheen roobkii ugu danbeeyay ee ka da’ay qeybo kamid ah Gobolka Jubada Hoose.

Madaxweynaha ayaa intii uu booqashada ku jiray wuxuu bogaadiyay guddiga gurmadka fatahaada ee shacabka dhibaateysan si horu dhac ah wax u siinayay,sidoo kale wuxuu bogaadiyay shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka oo adeegyo caafimaad u fidinaya dadkan oo kasoo barakacay Inta badan gobolka jubada dhexe.

Dhanka kale  qoysas badan oo ku nool hareeraha wabiga ayay guryahoodii ku burbureen daadadka iyo fatahaada uu sameeyay wabiga Juba.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COMMay be an image of roadNo photo description available.May be an image of body of water and roadMay be an image of roadNo photo description available.No photo description available.May be an image of lakeMay be an image of lakeMay be an image of water hyacinthMay be an image of lake and horizonMay be an image of body of water and grassMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 4 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 8 people and helicopterMay be an image of 3 people and textMay be an image of 9 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 5 peopleMay be an image of 9 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 12 peopleMay be an image of 3 people and crowdMay be an image of 2 people and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of textMay be an image of 2 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 6 people and dais

Previous articleDowladda Soomaaliya oo mamnuucday is ticmaalka Khamaarka ah 1XBET
Next articleDuqow Alshabaab ka tirsanaa oo Ciidamada Dowlada isku soo dhiibay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here