HomeWarkiiSAAWIRRO: Taliyaha Booliiska Somalia oo Deegaanka Masagawaay ka dhagax dhigay Saldhig Boliis

SAAWIRRO: Taliyaha Booliiska Somalia oo Deegaanka Masagawaay ka dhagax dhigay Saldhig Boliis

May be an image of one or more people, dais and textTaliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Deegaanka Masagawaay ee Gobolka Galgaduud ka dhagax dhigay saldhig Boliis oo dhawaan laga hirgelinayo deegaankaas.

Dhagax dhigga xaruntan Amni ayaa meesha ka saaraysa baahidii ay dadka deegaankaasi u qabeen helidda adeegga dowliga ah ,si meesha looga saaro caqabadihii dhinaca garsoorka iyo amniga la xiriiray oo ay qabeen Bulshada deegaanka Masagawaay iyo nawaaxigeeda .

Ciidanka Boliiska ee Saldhigaan ku howgeli doona ayuu Taliyuhu sheegay in shaqadoodi noqon doonto inay u adeegaan dadka deegaanka cadowgana ka ilaaliyaan ,waxaana uu bushada ka codsaday in Ciidamadooda la shaqeeyaan lana wadaagaan xogaha Amni ee la xiriira dhagaraha ay maleegayaan Khawaariijtu si looga hortago.

Munaasabadda dhagax dhigga Saldhigga kadib Taliye Asad ayaa kormeeray xarunta ay deegaankaas kaga howlgalaan Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha xilli ay ku guda jireen ololaha diiwaangelinta codbixiyaasha.

May be an image of one or more people and textMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and helicopterMay be an image of one or more peopleMay be an image of child, headscarf and text that says "ONE ONE DA TALIYE YE soo DH MASA NAE NABADDU TIRKA TRK URKAHORUN HORUN FORCE NABADDU NABADDU HORUNA WAA TURKA /A NABADDU MRKA DSKANORUMARKA MORUMARI WAA TALIYEASAD 00DHAWO MASAGAWA soo TALIYE ASAD soo MASAGAWAY DHAWOOW TALIYEASADKU KU 3 TIRKA NABADDUWAA AHORUMARK ARKA NABADDU WAA"May be an image of one or more people, headscarf and textMay be an image of one or more people, headscarf and textMay be an image of one or more people, camel and crowdMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people, tree and textMay be an image of textMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -