HomeWarkiiSababta Xassan Sheekh xilka uga qaaday Gudoomiyihii Jaamacada Ummadda

Sababta Xassan Sheekh xilka uga qaaday Gudoomiyihii Jaamacada Ummadda

Waxaa soo baxeysa faah-faahino laga helay sababta Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh xilka uga qaaday Gudoomiyaha Jaamcada Ummadda oo Dowlada hoos tagta kaasoo dhawaan lagu badalay masuul kale .

Warar ayaa sheegaya in sababta xilka looga qaaday Raktarkii hore ee Jaamacadda Ummadda- Muqdisho Prof. Xassan Cusmaan Gacal ay tahay markii uu ka hor yimid dhul-boobka Lagu hayo dhulka Jaamacadda, gaar ahaana Kuliyadda Caafimaadka.

Prof.Xassan Cusmaan Gacal wuxuu warqadiisa ku cadeeyay inaan mamnuuc tahay in la iibiyo meel ka mida dhulka Jaamacada  Carabka isagoo adeegsanayay xilka uu hayo ,wuxuuna faray ciidamada amaanka inay talaabo ka qaadaan kuwa ku howlan dhulka boobka.

Haddaa warqada uu sababsaday in xilka laga qaado halkaan hoose ka akhriso:-

May be an image of ‎text that says "‎الرّحيم الرّحمن الله بسم JAAMACADDA Somali National University Ref:/JUS/MG/GJ/ الوطنية الجامعة /2025 Ku: Khuseyso Ujeeddo: Jaamacadda falalka Soomaaliyeed darrada Caafimaadka dhulka muhim Dhulkaasi wasa maalmahan Jaamacadda dhaxeeya muhim yahay: Digfeer dhanka Waxbarashada ardayda caafimaadka. Tababarka caafimaad Sidaas darteed, sharci-darrada daryeelka caafimaadk dhammaan dhismayaasha, sheegashada lagu hayo dhulkaasi. aa aa: dhammaan bulshada Jaamacadeed. xarunraasi. gaadaan shaqeyso Jaamacadeed dowladda ilalinta dhulkan Ugu dambeyn, H xasuusinaynaa dhulku bulshada. Haddii boobbo, boobay dhowro fal Shaqayn wacan, yahay suddunta horumarka, nabadda Prof. Xisan Cusmaan Raktarka Jaamacadda Mobile: Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Columbia Rd Xamar Weyne, Muqdisho Soomaaliya +(2521)866002/ 866003 866004 Admission: 617494201/ HR: 617494202 http://snu.edu.so‎"‎

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -