Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shalayvkormeeray xarunta Telefishinka iyo Idaacada Dowladda (Puntland TV & Radio), halkaasi oo uu kulan Kula qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta iyo Agaasinka Telefishinka iyo Idaacada PuntlandTV & Radio.
Madaxweynaha ayaa warbixin ku saabsan shaqada socota, qorsheyaasha iyo baahiyaha ka jira xarunta ka dhegaystay Masuuliyiinta uu Kula kulmay xarunta PuntlandTV.
Advertisement
-DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.