HomeWarkiiSaciid Dani oo ku dhaga-hadlay Dowlada, munaasabad maanta ka dhacday Garowe+SAWIRRO

Saciid Dani oo ku dhaga-hadlay Dowlada, munaasabad maanta ka dhacday Garowe+SAWIRRO

May be an image of 1 person, street and roadGAROWE (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarigga ka jaray Buundo cusub oo Garoowe laga dhaqan geliyay xili masuuliyiin badana ay garbihiisa joogeen.

Buundada oo noqoneysa tii labaad ee ay yeelato Garowe la filayaa inay door weyn ka qaadat isku socodka bulshada ee garowe iyo magaalooyinka kale.

Saciid Dani oo intii uu hadalada jeedinayay ku dhaga hadlayay Dowlada iyo siyaasiyiinta reer Puntland ee mucaaradka ku ah ayaa daboolka ka qaaday inaysan aqbali doonin mashaariic dhanka Dowlada ka socota.

“Ciddii hadleysa ha iskaba hadashee Mashruuc la musuq-maasuqayo oo Muqdisho iyo Nairobi lagu kala reebtay magac xumana hadhoow naga raaceyso waligeen aqbali meyno warkeygu waa cad yahay”ayuu yiri Saciid Deni

Dowlada Soomaaliya mar uu toos ula hadlayay ayuu sheegay inay uga digayo inay  siyaasadeyso Deeqaha beesha caalamka ee Soomaaliya loogu talo galay

“mar mar baan waxaan maqlaa xukuumadaa diiday mashaariicdii ,wax kasta oo xun oo magaceenana xumeynayana waan diideynaa hadalkaas waa inuu cadaadaa, wax kasta oo jid saxa ku socdana oo aayaheena iyo mustaqbalka ubadkeena  dhaxal uga tagaya kanaa daliil u ah inaanan anagu hortaagmeyn mashaariicda sida saxda ah ku socoda”ayuu mar kale yiri Saciid Deni

Sidoo kale wuxuu carabka ku adkeeyay sababta dhismaha buundda garowe iyo guusha ay gaareenba inay ku timid mashruucaan oo ahaa mid Puntland xor u ahayd oo aanay Dowlada dhexe ku faragelineyn.

Maamul Goboleedyada kale ayuu ugu dambeyn fariin u reebay isagoo shaaciyay inuu rajeynayo inay talaabada uu qaaday uga deystaan.

“waxaan u rajeyneynaaa  maamul goboleedyada kale inay talaabadaani puntland uga deystaan oo dadkooda u naxaan, luf-lufyar oo la qaato oo dibadaha islamarkaana dibadaha daaro looga dhisto waxba soo kordhin meyso”ayuu mar kale yiri Saciid Dani

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of 5 people, dais and text that says "RALET l Buundada GLARKA ARKA BUUNDADA & WEà DA GA OL, OL, บีนญ AAMA ច ABA BA RIKA U BAR A GA"

May be an image of 6 people, road and streetMay be an image of 7 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 12 people, crowd and roadMay be an image of 5 people and textMay be an image of 12 peopleMay be an image of 3 people and textMay be an image of ‎8 people, dais and ‎text that says "‎THE WORLDB THEWORLDBANK ORLDBANK BANK MANONAAI o o Buu XARIG JARKA JARKARINDADAS יייוח 'NDADA ASHDADA BIEA DADA GAMBOOL DDA DA‎"‎‎May be an image of 5 peopleMay be an image of 4 people and textMay be an image of 1 person, street, road and textMay be an image of 3 people, motorcycle, crowd, street and roadMay be an image of 8 people and dais

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -