Garowe (dayniiile.com)-Sida uu saxaafada u cadeeyay Wasiirka Warfaafinta dowladd Goboleedka Puntland Maxamuud Caydiid Dirir Madaxweyne  Saciid Dani ayaa Dekreeto Madaxweyne dhawaan ku kala diraya Golaha Wakiilada ama Baaramaanka ee Maamulka Puntland

Xildhibaanadaan ayaa maalin ka hor shir ay yeesheen waxay sameysteen mudo kordhin sanad ah balse waxaa qaaday Madaxweynaha Maamulka Puntladn kaasoo xusay inuu talaabo sharci uu ka qaadayo Golaha Wakiilada.

Advertisement

Mudo kordhinta Baarlamaanka ee sharci darada uu ku tilmaamau Wasiirka Warfaafinta  Puntland Maxamuud Caydiid Dirir waxaan wali ka hadlin siyaasiyiinta Mucaaradka Puntland.

Si kastaba warkaan oo faahfaahsan waxaa goor dhaw laga sugayaa madaxyooyada Puntland iyo qodobada ay u cuskanayaan kala dirista baarlamaanka Puntland.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleheshiis iskaashi difaac ah oo ay mar kale kala saxiixdeen Somalia iyo Itoobiya+SAWIRRO
Next articleSaldhigyadii Alshsbaab ee Gobolka Sh.Hoose oo la duqeeyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here