HomeWarkiiSaciid Dani oo kulan la yeeshay wakiilka Qaramada Midoobe+SAWIRRO

Saciid Dani oo kulan la yeeshay wakiilka Qaramada Midoobe+SAWIRRO

May be an image of 9 peopleMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 1 person and hospitalMay be an image of 4 peopleMay be an image of 2 people, dais and newsroomMay be an image of 1 person, smiling and glassesMay be an image of 1 personMay be an image of 1 personMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 3 people, newsroom and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and smilingMay be an image of 2 people and suitBoosaaso : 26 August 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni ayaa maanta qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Ambs. James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah Golaha Xukuumadda ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan Amniga , Siyaasada iyo arrimaha ban’aadantinimo, Sidoo kale waxaa kulanka looga hadlay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee hadda ka socda Calmiskaad, iyadoo ay Qaramada Midoobey ku boggaadisay Dowladda Puntland sida ay isaga ciribtirayso Argagixisada.
-DHAMMAAD-
-XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-May be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 2 people, dais and newsroom
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -