GAROWE (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa madaxtooyada Puntland wuxuu ku qaabilay Haween reer Puntland ah oo qurbaha ka yimid.

Haweekaan ayaa u yimid Magaalada  Garoowe  ka qeybgalka Caleemasaarkii Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland.

Advertisement

Saciid Danni wuxuu haweenka uga mahadceliyay ka soo qeybgalka caleema saarka iyo booqashada dadkooda iyo dalkooda.

Dhanka kale Madaxweynaha oo dhawaan baarlamaanka puntland waqti ugu dareen soo magacaabistiisa Golaha Wasiirada ayaa lagu wadaa inuu u safro dalka dibadiisa  si uu shaqada uga soo nasto.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleDAAWO: Taageerayaasha Galmudug iyo dabaal-dagooda Caawa
Next articleMaxamed Xuseen Rooble oo gurigiisa lagu sharfay inuu ku qaato kaarka aqoonsiga Qaranka aqoonsiga Qaranka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here