Garowe (dayniiile.com)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayay xaaladu ku xuntahay sida wararka nagu soo gaarayaan xili mucaaradkiisu ku kacsan yihiin.

Wararku waxay sheegayaan in hada ay gaartay in digniin ay kaga timid Ciidamada Kumaaandoosla Danab ee Puntland .

Advertisement

Taliska kumaandooska ayaa saxaafada u mariyay Madaxweyne Dani digniin ah inuu doorashada watogeeda ku qabto hadii kalana ay soo faragelin doonaan xaalada.

“Anagoo ka duuleyna masuuliyada naga saaran ilaalinta amniga shacabkeena iyo kala danbeynta maamulka Puntland waxaan uga digeynaa  Madaxweyne Dani wax kasta oo qal qal gelin kara jiritaanka Puntland,waxaan leenahay waqtigii lagu balamay dalka doorasho waa inaad kaga qabataa”ayaa lagu yiri war ka soo baxay Taliska kumaandoosla Danab ee Puntland.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleCali Guud-laawe oo magacaabay Wasiiro
Next articleDagaal Saacado socday oo Hiiraan ku dhex-maray Alshaaab iyo Dowlada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here