Sida aan ka soo xiganay Tv-ga Universal Madaxweynaha Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa sheegay inuu wada hadal ugu baaqay mucaaradkiisa.
“Waxaan wada-hadal ugu baaqey siyaasiyiinta mucaaridka ee ka soo horjeeda doorashada qof iyo codka ah, waxaan sidoo kale cafis ufidiyay Gen.Jimcaale Takar” ayuu yiri mar uu ka Hadal ka jeedinaayay deegaanka Caano- yaskax ee gobolka Nugaal oo uu maanta booqday.
Advertisement
Haddaba halkaan hoose ka daawo Muuqaal uu diyaariyay Tv-ga Universal.