Saciid Deni iyo laftagareen oo bilaabay isbaheysi bilowgiisa mucaaradid Dowlada ah. Madaxweynaha KG lafta gareen oo Xaalada ku xuntahay maadama siyaasiyiinti ree koonfur galbeed isu diyaarinayaan doorasho oo mudo kororsigii laga diiday.

Dhanka kale waxaa maanta AirPort ka muqdisho laga reebay diyaarad usocotay gobolka Gedo waxaa na raaci rabay siyaasyiin reer Gedo ah oo Ahmed Madoowe soo abaabulay iyagoo u socday degmada doloow.
Waxaay wararka intaas ku darayaan in Dowlada ogaatay in Ahmed Madoowe qeyb ka yahay abaabulka maamul goboleedyadda hada mucaaradi raba Dowlada Wali lakiin sifiican Uma soo shaac bixin oo Madoowe wuu isqarinayaa!

Waxaad mooda in Dowlada parnaamijki mudo korarsiga maamulada qaar sameeyen hada rabto inaay ka hortimaado waa na arin bogaadin mudan!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here