HomeWarkiiSaciid Deni oo ku amaanay Mucaaradka Golaha Samatabixinta inay qaateen fikir ay...

Saciid Deni oo ku amaanay Mucaaradka Golaha Samatabixinta inay qaateen fikir ay hore Puntland u qaadatay

GAROWE (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa saaka khudbad ka jeediyay furitaanka kalfadhiga baarlamaanka Maamulkaasi ayaa aad ugu amaanat oo soo dhaweeyay go’aanka Mucaaradka Dowlada ee Golaha samatabixinta uu ku diiday inuu ka qeybgalo gogoshii saaka loo balansanaa ee uu dhigay Madaxweynaha Somaliya Xassan Sheekh.
Saciid Dani sheegay in gogosha Madaxweynaha ay saaka u baaqatay madaama markii horaba aan  laga fiirsan,Madaxweynaha Puntland Dowlada Soomaaliya wuxuu ku eedeeyay inay ku fashilantay siyaasadda guud.
“waxaan soo dhaweynayaa golaha Xamar looga dhawaaqay ee samatabixinta ,waxay puntland la qaateen aragtida Dowlad dhiska Soomaaliya,xukuumada dhexe ee hada jirta waa fashilantay,anaga Puntland ahaan hore ayaan go’aan uga qaadanay”ayuu yiri Sacidi Deni.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of 1 person, dais and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -