HomeWarkiiSaciid Deni oo muujiyay cabsida ay ka qabaan weerar kaga yimaada...

Saciid Deni oo muujiyay cabsida ay ka qabaan weerar kaga yimaada Faderaalka

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa ciidamadiisa faray inay diyaar u noqdaan dagaal isagoo si dad-ban u muujiyay cabsida ay ka qabaan in weerar uga yimaado dhanka Dowlada Somalia.

Xiisad Siyaasadeed ayaa laga soo sheegayaa in Deegaanada Puntland gaar ahana Garowe tasoo salka ku heysa mucaaradka Deni oo ku sii xoogeysanaya Garowe iyo Boosaaso kuwaasoo si toos ah ugu xiran Dowlada Faderaalka waana mida aad u sii kordhisay cabsida Madaxweynaha Puntland uu ka qabo in Dowladu dhankiisa u jeesato oo xukunka ka tuurto sidii Laftagareen.

“waxaan ku kalsoonahay in ciidamadeenu cashir lama ilaawaan ah u dhigi karaan cid kasta oo ku soo duusha Puntland” ayuu yiri Saciid Deni

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -