HomeWarkiiSaciid Deni oo sheegay inay jiraan d

Saciid Deni oo sheegay inay jiraan d

GAROWE (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa ka hadlay arimaha Soomaalida ku dhaqan Dalka Mareykanka iyo wararka warbaahintu ka sheegayso go’aamada Mareykanku ka qaatay Soomaalida Mareykanka ku dhaqan.

Saciid Degan ayaa dhana ka taageeray Soomaalida Mareykanka dhana wuxuu u qoirey Trump inay wax ka jiraan wixii uu Soomaalida ka sheegay isagoona soo jeediyay inay nala gudboon tahay inaan iska saxno waxyaabaha nagaula sheegay.

Saciid Dani mar uu taageerayay Soomaalida Mareykanka wuxuu sheegay in Soomaalidu maanta joogaan ama ka mid yihiin xubnaha  Congress-ka wax walba haba nagala sheegee sida uu warka u dhigay.

“ Waxaan joognaa Congress-ka, wax kasta ha nala ka sheego maanta,waxaana u baahan nahay inaan dalkeena hagaajisanno iyo midnimo & ” ayuu yiri Sacidi Deni

Dhanka kale Saciid Dani inkastoo magaca Trump uusan adeegsan hadana si kore oo uu uga hadlay hadaladiisii uu Soomaaliya ka sheegay ayuu si cadeeyay inay wax ka jiraan eedaha uu soo gudbiyay,wuxuuna ku baaqay in Soomaaliyi iska saxdo waxa lagu sheegay.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -