Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa si kulul uga hadlay Diyaaraddii Xildhibaanada iyo Shacabka wadday ee laga celiyey Magaalaa Garoowe ee xarunta Maamulka uu madaxda ka yahay.
Sacidi Deni wuxuu muujiyay sida uu uga xun yahay dhacaddaasi isagoona ku eedeeyay Dowlada Soomaaliyeed inay isku beddeshay wareegto uu qof sida uu doono ka yeelo inkastoo uusan sii faah-faahin.
Halkaan ka daawo warka Saciid Deni oo muuqaal ah:-
