HomeWarkiiSaciid Deni oo u hanjabay Maamulka SSC Khaatumo

Saciid Deni oo u hanjabay Maamulka SSC Khaatumo

GAROWE (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa si adag kaga hadlay xiisad la sheegay in maalmihii ugu dambeeyay ay ka taagneyd Gobolka Sanaag.
Saciid Denio wuxuu ku eedeeyay Dowlada iyo Maamulka SSC Khaatumo inay xiisad colaaded ka hurineyaan Gobolka Sanaag isagoona sidoo kale fariin adag oo hanjabaad u muuqata hawada u mariyay hogaamiyaha SSC Kaatumo.
“SSC Khaatumo waa inay joojisaa faragelinta Sanaag, haddii kale arrinta way isbedeleysaa” ayuu yiri Saciid Deni
Sidoo kale wuxuu xusay in Dowlada Faderaalka dagaalkii Calmiskaad ay caawineysay kooxaha ay Puntland dagaalka kula jirto ee daacish.

Haddaba halkaan hoose ka daawo faahfaahinta hadalka Saciid Deni oo muuqaal ah:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -