Boqortooyada Sacuudi Carabiya bayaan ka soo baxay oo looga hadlay damaca dowladda Itoobiya ee badda Soomaaliya ayaa garab istaag xooggan loogu muujiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo lagu adkeeyay ilaalinta madaxbanaanida iyo midnimada dhulleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Bayaanka ayaa lagu sheegay muhiimadda ay leedahay u hoggaansanaanta mabaadi’da deris-wanaagga, lagana fogaado wax kasta oo xiisadda iyo colaadaha gobolka sii kordhinayo oo laga shaqeeyo nabad-gelyada iyo xasilloonida gobolka, taasoo gacan wanaagsan ka geysanayso horumarinta iskaashiga iyo isdhexgalka dalalka gobolka.

Advertisement

=XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA=

Previous articleIGAD oo ku baaqday kulan degdeg ah oo looga hadlaayo Xad-gudubka Itoobiya kula kacday Somaliya
Next articleXildhibaan C/raxmaan C/shakuur oo sheegay halka wado ee aan uga adkaan karno dulmiga Itoobiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here