Sadex qof oo dumar ah oo ay ku jirto gabar ay saaxibo ahaayeen ra’iisal wasaaraha cusub ee dalka Talyaaniga, ayaa la dilay halka afar kalena ay dhaawacmeen kaddib markii uu nin xabad ku furay maqaaxi ku taalla magaalada Roma, halkaas oo ay ku shirayeen guddiga iskaashatada guryaha.

Ninka oo looga shakisanyahay inuu soo qaaday weerarkaas oo 57 sano jir ah ayaa la xiray.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here