War goordhaw ay soosaareen Safaarada Maraykanka ee Soomaaliya iyo Xafiiska Q.midoobay ee Soomaaliya.

-Warka safaarada Maraykanka wuxuu si cad uga codsanayaa Madaxweyne Farmaajo iyo madaxda Maamulada inay si dhab ah u xaliyaan muranka doorashada ee taagan.
majirayso doorasho hal dhinac iyo is bar baryaac, waa hadal qayaxan oo cadaynaya in aanay qolo kaligeed waxay rabto samayn karin.

-Warka xafiiska Q.midoobay:

Waxaan soo dhawaynaynaa Gudiyada ay soo saareen Puntland iyo Jubaland, gudiyadan waxaa horay sharci daro ugu tilmaantay dawlada Federaalka.
waxaana sidoo kale soo dhawaynaynaa shirka lagu baaqay ee wada tashiga kaa soo dhexnaraya madaxda dawlada iyo madaxda aamulada, shirkaas oo ay ku baaqeen puntland iyo Jubaland.

warkan isaguna waa mid cad oo muujinaya sida loo soo afharayo muranka taagan.

Muqdisho
Ustad Nadara

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here