Safaarada dalka Hindiya u Fadhida Soomaliya oo war ka soo saaraty Amar ka soo baxay Dalka Hindiya

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Hindya Marwo Faduma Cabdullahi Insaniye baa waxay ku dhawaaqday in adeegyadii ay Safaaradu u haysay muwaadaniinta Soomaaliyeed ee ku nool Hindiya hakad la galiyay. Taaso ka dambeysay markuu Raisal Wasaaraha Hindiya oo ku dhawaaqay khatarta caabuqa corona virus oo dalka Hindya ku faafaya, kana codsaday dadka inay is Ilaaliyaan.
Sidaa darteed baa danjiraha usoo saartay ogeysiiska hoose.

Hlakaan hoose aqrisa warka Safaarada soo saartay

 

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064