Safaarada Soomaalida ee Dalka Kenya oo Shirkadaha Diyaaradaha u Dulay Soomaliya Lacago Laaluusha ku soo Roogtay

0

Sida ay sheegayaan masuuliyiin ka Tirsan Shirkadaha Diyaaradaha ee ka How galo Dalka Kenya Caasimadiisa Nayroobi ayaa lagu kala Saraa Habka lacago Laaluush ay Bixiyaan marka ay dabulayaan Shacabka Soomaliyeed ee ku xaniban Dalka Kenya

Shacabka ku Xanibnaa Halkaa ayaa iyaguna dhib ku qabo lacagta Xad dhaafka ah ay ku aadayaan dalka hooyo iyagoona Qofkii laga Qaadayo 430 Usd ah From Kenya to Soomaliya

Safaarada Soomaliya ee Dalka Kenya Safiirka ka Yahay Mudane Tarsan ayaa horay loogu aeedeeyey 80 Ka Doolar ay Dadka uga Qaado Warqadaha Been buurka ah karoona Fayriska ay Geysay Shirkadahada Diyaradah Qof isagoo Baari taan marina la siinaayo

Safaarada Soomalida ee Kenya ayaa Shirkadaha ka qaado Lacag Laaluush ah oo Tira Badan ka dibna lagu qoraayo safarka

Shirkada Diyaarada ka Duula Nayroobi ee Aadaayo Muqdisho ayaa Horay laga qaadi Jiray Qofka 170 ilaa 200 Usd hadana waa 350 Usd oo lagu Daray 80 Usd ah oo Warqada Baaritaanka Been Abuurka ah isku Darkooda Qofka laga qaadayo waa 430 Usd

Safaarada Soomaliya Kenya ayaa Qofkii Baxayo Shirkadaha Diyaaradaha u qoondeyeen Qofkii laga Siiyo 150 Usd ah Halka Shirkadaha ay qaataan 300 Usd Qofkii

Lacagtaan badan ee laga Qaadayo Shacabka ayaa Meel ka dhac ku ah iyadoona jirin Masuuliyiinta Dowlada Soomaliya waxba ka qaban Dhibka lagu haayo Shacabkq ay Madaxda u yihiin iyadoona horay dowlada u Sheegtay in ay dagaal kula jirta Musuq maasuqa.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here