Dawlada Turkiga ayaa soo saartay war kusaabsan xaalada murugsan ee dalka Soomaaliya, Kadib markii ay gaareen cabashooyin ku saabsan Ciidamadii ay tababareen iyo hubkooda oo loo adeegsaday Caburinta shacabka.

warqada oo umuuqatay in turkida ay garawsatay cabashada ayaa ugadigtay dawlada iyo dhinacyada kale inay
ka fogaadaan talaabooyin keeni kara rabshado.
Qoraalka turkida ayaa umuuqda inay hada kadib lasocon doonaan in hubkooda lagu weeraro dad shacab

Turkiga wuxuu sheegay inuu ka walaacsan yahay dhacdooyinkii xumaa ee dhawaanahan ka dhashay muranka hanaanka doorashada ee Soomaaliya, wuxuu ku boorinayaa dhammaan dhinacyada inay ka fogaadaan tallaabooyinka horseedi kara rabshado.

Halkan ka aqriso warka turkiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here