Safiirka Itoobiya u jooga Soomaaliya ayaa raali gelin ka bixiyey gaf uu ku sameeyey madaxbannaanida dalkeenna.

“Waxaan raali galin ka bixinayaa wareysigii aan dhawaan warbaahinta dalkeyga siiyey ma ahayn mid lagu qanci karo, Cafis ayaan weydiisanayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed”.

Advertisement

Danjire Mukhtar Maxmed Waare safiirka Ethiopia ee Soomaaliya ayaa sidan ku sheegay qoraal uu ku baahiyay bartiisa X Space.

Previous articleTalo u hiilineysa dadka awooda loo sheegto oo laga soo jeediyay shirka Garsoorka
Next article๐–๐š๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š oo Muqdisho soo gaaray+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here