Safiirka Mareykanka Soomaliya ma dhaceysa muda kordhin Doorashadana waqtigeeda waa in ay dhacdaa

0

War Qoraal ah oo ka soo baxay Safaarada Mareykanka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in aysan marnaba la aqbaleynin muda kordhin iyadoona lagu sheegay in ay Doorashada Waqtigeeda ku dhacdaa

Waxaan sugeynaa shirka Dhuusamareeb 3 waxii ka soo baxo mana aqbali karno waxa uu wado Baarlamaanka ayaa lagu Yiri war uu Safiirka soo Dhigay Bartiisa Tuutarka

Warkaan ayaa xoojinaayo in aysan la ogoleyn In Doorashada dib loo dhigo waqtina lagu darsado

Warkaan ka soo yeeray Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa hoos u dhigaayo damac Madaxweyne Farmaajo ku doonaayo Muda kor dhinta Labada Sano ah

Waxaana warkaan si weyn u soo dhaweynayo Shacabka Soomaaliyeed ee doonayo dalka Afartii sano ay ka dhacdo Doorasho

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here