Safiirka Maraykanka ayaa goordhaw soosaaray war ku saabsan kulan uu laqaatay musharixiinta qaar wuxuuna sheegay in tanaasul loo baahan yahay si loo helo doorasho aan muran lahayn oo loodhan yahay.
Waxaa laga wada
baahida degdegga ah ee loo qabo in la helo tanaasul si loo suurtageliyo doorasho waqtigeeda ku dhacda, oo lagu kalsoonaan karo. Ma jirto doorasho qeyb ah. Majiro hawlo is barbar socda. Rabshad malaha.

Discussed with @AHGuled, @HassanAKhaire, @AbdinasirAM, and Sharif Hassan Sheikh Aden the urgent need to find compromise to enable timely, credible elections. No partial elections. No parallel processes. No violence.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here