Salaad Cali Jeelle oo si Kulul ugu jawaabay Xisbiyada Qaran

0

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo u warramayey warbaahinta ayaa si kulul ugu jawaabay hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran oo dhowaan eedeymo culus u jeediyey madaxda dowladda federaalka Somalia.

Salaad Cali Jeelle oo lagu tiriyo siyaasiyiinta taageersan Madaxweyne Farmaajo, islamarkaana banaanka ka difaaca dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Madasha Xisbiyada Qaran ay iska hor keeneyso Ummadda Soomaaliyeed, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daraya in hoggaanka Madasha ay doonayaan in xilligaan la galo qalalaase siyaasadeed oo hor leh.

sidoo kale Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo dhowaan hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran ay si adag uga hadleen xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka 2020 illaa 2021-ka, iyaga oo si gaar ah kali-talisnimo ugu eedeeyey Madaxweyne Farmaajo.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here