HomeWarkiiSambaloolshe mar kale miyuu kursi xildhibaan u shaaraxan yahay

Sambaloolshe mar kale miyuu kursi xildhibaan u shaaraxan yahay

May be an image of 2 people and textMaanta oo ay taariikhdu tahay 19-June-2025 waxaa la go’aamiyay in dib loo doorto kursiga #HOP058
Waxaa shuruudaha buuxiyey oo la diiwaangeliyey Labo (2) musharrax oo kala ah:
1- Ismaaciil Warsame Faarax #HOP058
2- Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) #HOP058
Musharrixiintan soo buuxisay shuruuddaha ayaa maanta magaalada Jowhar lagu guddoonsiiyay shahaadada musharraxnimo ee buuxinta kursiga bannaan.
Maalinta berri ah oo ay taariikhdu tahay 20-ka June 2025 ayaa magaalada Jowhar lagu qaban doonaa doorashada kursiga.
Sidaas daraadeed, musharrixiinta, ergada, kor-joogtada, qeybaha bulshada iyo saxaafadda maxalliga ah ba waxaa lagu wargelinayaa inay wakhtiga ilaaliyaan.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -