HomeWarkiiSambaloolshe oo maanta xilka ku wareejin doona Mahad M. Salaad

Sambaloolshe oo maanta xilka ku wareejin doona Mahad M. Salaad

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta lag u wadaa in Magaalada Muqdisho uu ka dhaco munaasabad si weyn loo soo agaasimay kaasoo uu xilka ku wareejin doono Taliyihii hore ee Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka C/laahi Maxamed Cali Sabaloolshe.

Mahad Maxamed Salaad oo dhawaan xilkaasi loo magacaabay ayaa maanta si rasmi ah ula wareegi doona xilka agaasimaha Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA oo horana xilkaani usoo qabtay.

Afgaasime Mahad Maxamed Salaad ayaa saaxiib dhaw la ah Madaxweynaha somalia sida uu isagaba afkiisa ka cadeeyay,waxaana lagu xasuusta inuu wax badan ka soo qabtay amniga caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Masuuliyiin sare ayaa lagu wadaa inay goob joog ka noqon doonaan munaasabada xil wareejinta.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -