Sami finalka Koobka Aduunka 2022 oo habeen danbe iyo habeenka xiga la Ciyaarayo ( Argentina iyo Croatia ; Franca iyo Marocco ).

10 Messi ( Argentina ) sxbkey 10 Modric Croatia waxaan in badan USA hornimid Horyaalka la ligaha Spain isagoo u ciyaaraya Real Madrid aniguna ahay Barcelona Marka kulanka habeen danbe 2 Xul u dhaxeeya kama duwana Elclasico Spain waxaan ku haminayaa inaan finalka gaarsiiyo Argentina.

10 Modric ( kkkk waa runtaa sxb 10 Messi ) waxaa I Soo xasuusisay kulamadii Elclasiso Spain ee Real Madrid iyo Barcelona u dhaxeeyay Walow adigu hada aad u cuyaarto Kooxda PSG ee. Franca waxaan kuu sheegayaa Xulka Croatia waa ka go an tahay inay markii 2 oo xiriira aan gaarno finalka kaftana igama ah wixii aan garoonka ku kala helno ayaan ku kala calaf qaadeynaa .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here