HomeWarkiiSanatar aqalka sare ka tirsan oo laga mamnuucay kulamada wada-jirka ah

Sanatar aqalka sare ka tirsan oo laga mamnuucay kulamada wada-jirka ah

Go’aan maamul oo ka soo baxay Xafiiska Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa 12 kulan laga joojiyay ka-qeybgalka kulamada wadajirka ah ee labada Gole Senator Ibraahim Awgaab Cusmaan.

Go’aankan ayaa ka dambeeyay qalalaaso iyo ku xadgudub Xeerhoosaadka Golaha Aqalka Sare oo uu Senator-ku ku kacay intii uu socday kulan wadajir ah oo ay labada Gole yeesheen, kaas oo qabsoomay 7-dii Febraayo, 2026.May be an image of ‎text that says "‎Jamhuriyada Federaalka Soomaaliya Aqalka Sare Xafiiska Guddoomiye ku Xigeenka Koowaad الفيدرالية مال الصو جمهو الشبوخ مجلس الأول الرئيس نائب مكتب Ref: XGKI 24 Bel/202 /2026 Somalia Federal Republic The Upper Office of The First Deputy Speaker JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA Taariikh: 07/ 02/ 20268m مکب_الصومان CONTE AQALK GOLAHA AQALKA SARE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA GO'AAN MAAMUL JOOJIN KA QEYBGALKA KULAMADA WADJIRKA AH EE LABADA GOLE Mugadishu, Feb 07, 2026 KM-0. Degmada Shibis Benaadir Mogadishu- Somalia Office andiine +252- 619345665 Hormuud: @hitaeaom +252- +252-61072828 Emait: info@senat govs Website: senate‎"‎May be an image of textMay be an image of text that says "WUXUU soo SAARAY HOOS KU XUSAN: Qod. jaad JOOJIN KA QEYBGALKA KULAMADA WADAJIRKA AH EE LABADA GOLE Magaca Senatorka hoos ku goran waxaa laga oojiyay geybgalo kulamada wadajirka ah ee labada Aqal 00 saabsan hib-u-eegista Dastuurka muddo 12 kulan ah isku xiga. 1. Sen. Ibraahim Awgaab Cusmaan Qod. 2aad XADDIDID Mamnuuciddan waxa ay ku xaddidan tahay kulamada wadajirka ah, wax saameyn ah kuma lahan kulamada gaarka u ah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Sen. Cali Shacbaan Ibraahy Guddoomiye Ku xigeenka laad ee Golaha Aqalka Sare ee BJFS Bogga2 KM-o. Degmada landline Email: Benaadir. Hormuud: Website: 252-610728281 gov.so"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -