Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho ka dhacdo doorashada Shan kursi oo ka harsan kuraasta Aqalka Sare ku leeyihiin gobolada Waqooyi ee Somaliland , waxaana shalay Muqdisho lagu doortay ilaa lix Senator.

Kuraasta Aqalka Sare ee maanta lagu dooranayo magaalada Muqdisho ayaa labo kamid ah waxa ay u gaar yihiin dumar kuwaa oo ku tartamaya lana filayo in labo kamid ah ku guuleestaan.

Doorashada maanta ka dhaceysa teendhada Afisiyooni ayaana xamaasad badan laheyn marka loo eego doorashadii shalay dhacday a ku tartameen siyaasiyiin iyo aqoonyahano saameyn badan ku leh siyaasada ayna kala wateen xisbiyo iska soo horjeeda.

Halkan ka AKhriso Magacyada musharaxiinta ku tartameysa 5-ta kursi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here