Sanator Gaagaab ayaa ku eedeeyey Madaxweyne Xasan sheekh in uu siiyey xilalka ugu muhiimsan dalka beesha uu kasoo jeedo madaxweynaha.

“Xilalkii muhiimka ahaa ee dowladda Federaalka waxaa lagu safay beesha uu ka soo jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh, Puntland lama siin wax u qalma, reer Puntland waxaan u sheegayaa Xamar waxaan magac ahayn inaysan naga jirin” Senator Maxamed Cali Yusuf (Gaagaab)

Hadalkaan ayaa kuso aadaya xili madaxweyne Xasan Sheekh dhawaan safar shaqo ku tagay Maamulka Puntulaand gaar ahaan maagalada Garoowe inakstoo safarka Madaxweynaha ayaa kusoo idlaaday khilaaf maadama dalabki maamulka Puntulaand oo ka Madax adeeg dalabkoodi waxaan laga cabsi qabaa in shir isku yeeraan Maamulada kale si Madaxweyne deni u carqaladeeyo hanaanka cuusb ee dowladda dhexe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here