HomeWarkiiSanbaloolshe oo qiray in Mucaaradka uu ka tirsan yahay ay yihiin madasha...

Sanbaloolshe oo qiray in Mucaaradka uu ka tirsan yahay ay yihiin madasha calaacalka 

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Agaasimihii hore ee Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa hadalo kooban ka jeediyay shirkii xalay ee Mucaaradka iyo Odayaasha dhaqanka.

Sanbaloolshe oo soo hadal qaaday erey bixinta Wasiir Fiqi oo Mucaaradka Golaha Musqbalka u bixiyay madasha calaacalka ayaa si dadban u qiray in Mucaaradka uu ka tirsan yahay yihiin madasha calaacalka

“Fiqi wuxuu Madashan u bixiyay Madasha calaacalka laakiin isagu markuu mucaaradka ahaa waana ceytami jirey waana calaacali jirey laakiin nimankaan waa calaacalaan waa calaacalaan kaliya “ayuu yiri Sanbaloolshe

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -