HomeWarkiiSaraakiil ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay deegaanka Guullane

Saraakiil ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay deegaanka Guullane

Ciidanka xaq u dirirka deegaanka ee Macaawisleyda ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Guullane ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay laba horjooge oo ka tirsanaa Khawaarijta.

Labada horjooge ee la xaqiijiyay in lagu dilay howlgalka ayaa kala ah Cali Xabad iyo Maxamed Cadow, kuwaas oo door muuqda ku lahaa hagidda falalka argagixisanimo ee gobolka.

Sidoo kale, waxaa howlgalka lagu dilay tiro kamid ah maleeshiyaadkii la socday horjoogayaashan.

Howlgalkan guusha leh ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu ciribtirayo Khawaarijta, iyadoo Ciidamada deegaanka ay markale muujiyeen geesinimo iyo feejignaan si ay isaga dulqaadaan cadowga.

Yoonis Duraan Cali

Ciidanka xaq u dirirka deegaanka ee Macaawisleyda ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen c ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay laba horjooge oo ka tirsanaa Khawaarijta.

Labada horjooge ee la xaqiijiyay in lagu dilay howlgalka ayaa kala ah Cali Xabad iyo Maxamed Cadow, kuwaas oo door muuqda ku lahaa hagidda falalka argagixisanimo ee gobolka.

Sidoo kale, waxaa howlgalka lagu dilay tiro kamid ah maleeshiyaadkii la socday horjoogayaashan.

Howlgalkan guusha leh ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu ciribtirayo Khawaarijta, iyadoo Ciidamada deegaanka ay markale muujiyeen geesinimo iyo feejignaan si ay isaga dulqaadaan cadowga.

Yoonis Duraan Cali

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -