Home WARKII Saraakiil ka tirsan ciidamada DF oo booqday deegaan laga saaray Al-Shabaab

Saraakiil ka tirsan ciidamada DF oo booqday deegaan laga saaray Al-Shabaab

0

Saraakiil ka tirsan ciidamada Xoogga dalka ayaa maanta kormeer ku tegay deegaanka Xawaadley oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaas oo dhowaan laga saaray Al-Shabaab.

Saraakiisha ayaa booqday furimaha dagaalka ee ay ku sugan yihiin ciidamada deegaanka ee qaybta ka ah howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socdo halkaasi.

Shabeelaha Dhexe ayaa ka mid ah gobollada ay haatan ka socdaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab oo deegaano horleh laga qabsaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here