Waxaa ay sheegeyn Saraakiishan oo lagu soo bandhigay Waqooyiga Gaalkacyo in markii ay arkeyn sida oo sharciga ugu tumanayo Farmaajo iyo Ciidanka oo sida qaldan u adeegsanayo ay doorbideyn inay dad kooda dib ugu laabtaan.

Sidookale waxay sheegeyn in dhibaato gaara lagu haayey Ciidanka ka soo jeeda Putland.

Ciidamadaan ayaa si doo kale ka hor yiimid in xiligaan leyskq hor keen Soomalida

Waxaa muuqda bur bur ju soo wajahan Soomaliya iyadoona is dhiibidaan ku soo aaday iyadoo Ciidamo Gor Gor ah iska dhiibeen Soomaliland


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here