Saraakiil ka tirsan Shabaab oo lagu dilay deegaanka Leego

0

Wararka ka imaanaya  gobolka Shabeellada Hoose, gaar ahaan tuulooyin u dhaw deegaanka Leego ayaa sheegaya in howlgal ay ciidamada dowladda Soomaaliya ka samneeyeen halkaas lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab.

Howlgalkan oo ay  fuliyeen sida la sheegay  ciidamo ka tirsan kuwa kumaandooska Soomaaliya, waxaana la sheegay in lagu dilay sarkaal iyo dagaalameyaal kale oo ka tirsanaa Al-Shabaab.

sidoo kale Howlaglka ayaa si gaar ah uga dhacay laba deegaan oo lagu kala magacaabo Sahan-Weyn iyo Sahan-Yarey oo u dhaw Leego.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here